Rasimaal
SO

GURI VILLA IIB AH

$70,000
Dharkenleey, Muqdisho
Guri · Sell · La daray 1 bil kahor
Qolalka jiifka -
Musqulaha -
Bedda -

About this property

🏡 FURSAD QAALI AH – GURI VILLA IIB AH 🏡
Ma raadineysaa guri degaan oo qurux badan isla markaana leh document sax ah?
Haddaba waxaan kuu haynaa:
✅ 5 Qol
✅ 2 Musqul
✅ Jiko ballaaran
✅ Cabirka dhulka: 20×10
✅ Goobta: Dharkeynley – Xaafadda Foorilow
✅ Document: Siyaad Barre
✅ Wareeg: Hal qof kaliya ayaa ka wareegaya
💰 Qiimaha: $70,000
🔥 Guri ku habboon qoys weyn ama maalgashi mustaqbal leh.
📞615124920 / 61 4496909

Goobta

CinwaankaDharkenleey, Muqdisho
Dalka
Gobolka
MagaaladaMuqdisho
DegmadaDharkenleey
Ku fur Google Maps

Ka warbixi hantida

Ka warbixi haddii ay jirto dhibaato hantida ku jirta.