Rasimaal
SO

Dhul Ganacsi

$48,000
26 June, Hargeisa
Dhul · Sell · La daray 3 bilood kahor
Qolalka jiifka -
Musqulaha -
Bedda -

About this property

𝐃𝐇𝐔𝐋 𝐆𝐀𝐍𝐀𝐂𝐒𝐈

Macmiil waxaan kuusoo bandhigaynaa Dhul jaanis ah oo kuyaala Wadada madaarka dhinaca bari kamarta ee laamida ah taasoo tagaysa Digaale iyo isha gobka

💛Cabirka dhulkani waa 24m*36m
💛Waxa uu kuhaabonyey Kaalin shidaal
💛Laamidan Baska digaale taga ayaa mara
💛Waa dhul qiime ahaan jaban
💛Qiimaha waxa laga bilaabay $48000 iyo heshiis

Goobta

Cinwaanka26 June, Hargeisa
Dalka
Gobolka
MagaaladaHargeisa
Degmada26 June
Ku fur Google Maps

Ka warbixi hantida

Ka warbixi haddii ay jirto dhibaato hantida ku jirta.