Rasimaal
EN

Guri Kiro 5 Qol oo waasac ah

$250
Xaafada Jameecada Sare.
Guri · Rent · Added 1 month ago
Bedrooms -
Bathrooms -
Area -

About this property

Guri Kiro ah - Tixraaca: NR1034 🏠 Shirkadda National Rental waxay kuu haysaa guri deegaan oo aad u qurux badan, kaas oo ku yaalla meel ammaan ah isla markaana ku habboon baahiyaha qoyska.

Goobta: Xaafada Jameecada Sare.

Qiimaha Bishii: $250.

Qaabka uu Gurigu u Dhisan Yahay:

5 Qol oo waasac ah.

2 Suuli.

1 Kijo.

1 Gaadhi gal.

Location

AddressXaafada Jameecada Sare.
Country
State
CityHargeisa
DistrictIbrahim Koodbuur
Open on Google Maps

Report listing

Report if there is a problem in property.